1. BOBBY CHARLTON
Waxaa loo aqoonsan yahay mid ka mid (goat)yada kubadda cagta B.charlton waxaa uu u dhashay england waxuunaa u ciyaari jiray naadiga Manchester united isagoo kula guuleystay koobab badan sidoo kale waxaa uu mid ka ahaa ciyaarayahanadii u qaaday word cupka england 1960 waxaa kale oo uu kula guuleysatay champion league naadiga manchester united 1968 sidoo kale waxaa uu ku guuleystay ballond’or ka sanaddii 1966 markaa oo uu ku guuleysay World cupka
2. FREZ BENKENBAUER
Sidoo kale f.benkenbauer waxaa 3 champions league kula guuleystay naadiga bayern munich sanaddii 1974,1975 iyo 1976 Waxaa kale loo magacabey footballer of the year(bollondi’or) sanaddihii 1972 iyo 1976
3. GERD MULLER
Waxaa uu u dhasahey dalka germalka isagoo qeyb ka ahaa world cupkii germalku ku guuleystay 1970 sidoo kale waxa uu kula Ä£uuleystay kooxda bayern munich hatrick chmapions league ah sanaddihii 1974,1975 iyo 1976,Waxaa kaloo uu guuleytay abaalmarina ballond’or sanadkii 1970
4. PAOLO ROSSI
B.ROSSI waxaa uu u dhashay dalka italy waxaanaa uuna dalkiisa kula guuleystay word cupka sanadkii 1982 isagoo isla sandkaa ku guuleystay ballondi’or sidoo kale waxa uu ku guuleytay champions league sanadkii 1985
5. ZINADINE ZIDANE
6. RIVALDO
RIVALDO waxaa uu u dhashay dalka brazil waxaa u soo ciyaarey naadiyadabarcelona iyo acmilan Waxa uu qeyb ka ahaa world cupKii brazil ee 2002 waxaa uu ku guuleystay champions league sanadkii 2003 sidoo kale waxa uu ku guuleystay ballondi’or sanadkii 1999
7. RONALDINHO
Ronaldinho waxa uu u dhashey wadanka brazil waxaana uu kula guuleystaytay WORD CUP sanadkii 2002 waxaana uuna uso ciyaarey naadiyada bacelona iyo acmilan waxaa uuna naadidi barcelona kula guuleystay CHAMIONS LLEAGUE sanadkii 2006
2005 ayuu ku guuleystay ronalinho BALLONDI’OR ka
8. RICARDO KAKA
R.kaka waxaa uu u dhashey wadanka brazil waxaana uu uso ciyaarey naadiyaal waaweyn oo ay ka mid yihiin realmadrid iyo acmilan waxa uu qeyb ka ahaa World cup 2002 brazil ay kuguuleysatay isla markaana waxa uu champion league kula guuleystay kooxda Acmilan sanadkii 2007 R.kaka ayuu ku guuleystay abaalmarinta BALLONDI’OR ka sanadkii 2007
9. LIONEL MESSI
Waxaa loo aqoonsan yahay midkii ugu fiicnaa abid kubadda cagta(goat)
Lionel andre messi waxa uu u dhashey dalka aregentina waxaana uu uso ciyaarey nadiyada barcelona iyo BSG messi ayaa ku guuleystay
WORLD CUPka sanadkii 2022,Sidoo kale messi ayaa naadiga barcelona kula guuleystay 4 champion league 2006,2009,2011 iyo 2015
Messi ayaa Ballondi’orka ku guuleystay 7 jeer waana ciyaaryahanka ugu ballondi’or ka badan waxaana uu ku guuleystay sanaddihii 2009,2010,2011,2012,2015,2019 and 2021